Xulka kubada cagta Somalia oo galabta ka haray Isreeb-reebka Koobka Adduunka

Xulka kubada cagta Somalia ayaa ka haray isreebreebka koobka Kubada cagta Adudunka ka dib markii galabta looga badiyey 3-1 ciyaar ay isaga hor yimaadeen xulka Zimbabwe oo ka dhacday magaalada Harare. Ciyaartan oo aheyd mid aad loo wada sugayey ayaa aheyd lugtii labaad ee labada xul ay fooda isku dareen, waxaana ciyaartii koowaad oo ka … Continue reading Xulka kubada cagta Somalia oo galabta ka haray Isreeb-reebka Koobka Adduunka